Muruq-roor

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-ryo, m.dh)

(daaw.) Muruq iskuroor xoog weyn oo dhici kara ama cudur guud ahaan jirka saameeya sida: curyaamidda muruqa koogsan. Ama meel kooban ee jirka xaalad xanuun badan awgeed.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga muruq-roor


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg