Qujee

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-jeeyay, -jaysay)

1. Cid wax ku mudmudid si looga xanaajiyo. 2. Meel duleesha wax ku gufayn. 3. Cid hadal ay kahsanayso ku dhihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga qujee

qujayn | qunjee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg