Tabeeye

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-yayaal, m.dh)

(riw.) Qof hawshiisu tahay muuqdoorinta jilaha masraxa ama filimka.


Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga tabeeye


ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg