Weeye
Qaabnaxa: Qurub | Diirad, Particle | Focus Isrogrogga:Qurub lagu muujiyo tiraab weereedka marka uusan fal ahayn. Tus. “Ninkanu macallinka cusub ee dugsiga weeye”. ld waaye, weeyaan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weeye ↴
waaye | waayo | buro | daan | dhidid | emfiseema | kaarboohaydrayt | maxay | midxin | mindhicir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg