Weji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)

Madaxa dadka intiisa horay u soo jeedda ee u dhexeysa foodda ilaa iyo lafta garka, dhegta ilaa dhegta kale oo indhaha, sanka iyo afku ku yaalliin; fool; jaah. ld waji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weji

qaabbil | jaah | jaa'ifee | idif | jaa'ifo | jabhad | ogsidhayn | oog | uumibax | uumihoorow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg