Weji dhexe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(baay.) Heerka ugu weyn ee qaybsanka bu'da, kaas oo xuubka bu'du uu baaba'ayo, koromosoomyaduna ay imanayaan badhtanka xiddigaha, kaddibna waxa bilaabma kala durugga koromaati-dhyada.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga weji dhexe


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg