Wejih

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-hay, -hday)

1. Wax qaabilid. 2. Meel ama cid abbaarid. ld waajah, wajih.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga wejih

waajih | waajihi | waajihid | waajihin | wajah | wajahid | wejihi | wejihid | wejihin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg