Xarig

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Daliigo xaskul ah ama mayrax ama caw ama xariir ama bir ama wax kale oo inta la isku jebsho tidco, wax lagu xiro ama lagu jiido. 2. Xabsi.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xarig

laandeyr | qaanso | xabbis | yeel | adkayso | adkee | af | barandi | barrad | bayd |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg