Xeer

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (-rar, m.l) Sharci; dastuur. 2. Xarig kor looga xiro aqalka miyiga si aan dabayshu u qaadin.

Xeer

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Xarig wax kor kaga xirid. 2. Wax sharci kadhigid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xeer

laal | qaacido | saaqid birlabdanabeed | saarsaaran | wadayaal | yake | yamxeeri | yamxeerin | yamxeero | abla'ablayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg