Xididshe
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shayaal, m.l/dh)(kiim.) Atam ama koox atammo ah oo leh elektroon madi ah (aan lammaanayn). Xididsheyaasha soo-cani aad bay u firfircoon yihiin; waxana lagu dejin karaa ama lagu takoori karaa xaalado gaar ahaaneed oo keliya.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga xididshe ↴
dabar-ayoon | kala-furan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg