aayo
(m.l)ld aayatiin.
aayo
(m.dh) (-ooyin, m.l)1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aayo ↴
waabaayo [m.dh]
Dhacaan laga helo geedka waabay oo haddii wax yar laga, cabbo ama si kale oogada u gaarana loo dhinto ama bukoodo; sun; mariid. ld waabaay, waabay². waabaay, waabay, sun, mariid
waabaayoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waabaayow. waabaayow
waabaayow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oobay, -owday; -oobi)
Dad, xoolo iwm wax waabaayo hayso noqosho.
eeddo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Haweeneyda aabaha la dhalatay. 2. Haweeneyda aabuhu qabo oo aan hooyada ahayn; aayo. 3. U.j: eeddoy! 4. U.j: wiilka aan eeddada u ahayow!; gabadha aan eeddada u ahayey!
raayo [m.dh]
1. Daruur yar oo markaas di'id bilaabaysa. 2. Xiniiniyo.
taayo [dk.lh.dh] (-taayo)
ld taayada².
ufaayow [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
Cudur raagay.
waayo [m.l.w]
1. Waqti hore oo la soo dhaafay. 2. Dhacdooyin la soo joogay; wacaal. 3. Arrin; xaal; sah. 4. Dhibaha adduunka; tabaalo.
waayo [Xiriiriye | Conjunction] (nax.)
Erey lagu xiriiriyo weer sababley ah; sababtu waxaa weeye, maxaajira, maxaawacay, maxaayeelay. Tus. “Xasan wuu iska tegay, waayo, waad ka caraysiisay”.
waayo [e.we]
1. Waa ayo?, waa kuma? 2. Sababtu maxay tahay?
aa [Qurub | Diirad, Particle | Focus]
ld baa.
aa [mu.dhm.y]
1. ld Aad. 2. ld aydin.
aa [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xanuunka.