Site icon Qaamuus

jawaabta

aflax
(m.l)

ld aflixid.

aflax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -lixi)

1. Qalinjebin (dugsi quraan). 2. Waxbarasho heer wacan ka gaarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aflax

aflaxaad [m.dh]
ld aflixid.

aflixid [m.f.dh]
eeg aflax². ld aflax¹, aflaxaad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version