Site icon Qaamuus

jawaabta

afmeer
(m.l)

1. (-rro, m.dh) Af wareegsan; wareeg. 2. ld afmeerid.

afmeer
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Meel iyada oo wax gaar ah laga baarayo aaggeeda hore ku wareegid. 2. Wax afmeer u yeelid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh afmeer

gaafmeer [m.l]
1. Socodka uu qof sameeyo isaga oo iska ilaalinayo in ay cidi aragto; kormeer; afmeer. 2. ld gaafmeerid. ld gaafammeer¹, gaafwareeg¹. kormeer, afmeer, gaafmeerid. gaafammeer, gaafwareeg

gaafmeer [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Meel cidla ah socosho iyada oo layska ilaalinayo dad; kormeerid; afmeerid. ld gaafammeer², gaafwareeg². kormeerid, afmeerid, gaafammeer, gaafwareeg

gaafmeerid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg gaafmeer². ld gaafammeer¹, gaafammeerid, gaafmeer¹ (2), gaafwa gaafammeer, gaafammeerid, gaafmeer

afmeeran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax afmeer loo yeelay ahaansho (weel kolay ah).

afmeerid [m.f.dh]
eeg afmeer². ld afmeer¹ (2).

afmeernaan [m.f.dh]
eeg afmeeran. ld afmeernaansho.

afmeernaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld afmeernaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version