Site icon Qaamuus

jawaabta

aftirid
(m.f.dh)

eeg aftir².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftirid

naftirid [m.f.dh]
eeg naftir².

tifaftirid [m.f.dh]
eeg tifaftir². ld tifaftir¹.

aftir [m.l] (-rro, m.dh)
Cad maro ah ama warqad afka lagu tirto.

aftir [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.g) Wax af la' ka dhigid (qalab wax gooya). 2. (f.mg) Qof af u tirid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version