aftuur
(m.l)ld afxir¹.
aftuur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)ld afxir².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aftuur ↴
aftuurid [m.dh]
ld afxirid.
afxir [m.l]
Asraar loo akhriyo xoolo lumay si uusan dugaag u cunin. ld aftuur¹.
afxir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Xoolo lumay quraan u akhrin si aan dugaag u cunin. ld aftuur².
afxirid [m.f.dh]
eeg afxir². ld aftuurid.
dudmo [m.dh]
Caro lagu muujiyo fooltub iyo aftuur.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg