Site icon Qaamuus

jawaabta

agaasin
(m.l)

1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2. ld agaasimid. Habeynta iyo isku dubbarididda hawsha. 3. A. guud: xafiis laga maamulo dhowr waaxood.

agaasin
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-imay, -intay; -imi)

Habeyn iyo isku dubbaridid (hawl).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh agaasin

maammule [m.l] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hawl agaasinkeeda madax ka ah. 2. Qof dugsi madax ka ah. ld maamule.

agaasimid [m.f.dh]
eeg agaasin². ld agaasin¹ (2).

agaasinnaan [m.f.dh]
eeg agaasiman. ld agaasinnaansho.

agaasinnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld agaasinnaan.

hagaasin [m.f.dh]
eeg hagaasi.

qoolaab [m.l]
1. Qallooc; nadooc; qolxo. 2. Agaasin loo sameeyo dab shididdiis. ld qoolaaw¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version