Site icon Qaamuus

jawaabta

akhrisasho
(m.f.dh)

eeg akhriso².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh akhrisasho

daalaco [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-cday, -catay)
Si xasilloon wax u akhrisasho.

faataxayso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-stay, -satay)
Faataxo akhrisasho.

naqso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Wax dib u soo ceshasho. 2. (f.g) Quraan akhrisasho. 3. (f.mg) U n.: wax mar labaad. 4. (f.mg) Gar cid u jeedsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version