albaaban
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-bnaa, -bnayd)Wax la albaabay noqosho (irrid).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh albaaban ↴
albaabnaan [m.f.dh]
eeg albaaban. ld albaabnaansho.
albaab [m.l] (-bbo/-byo, m.dh)
Bir, loox iwm oo hab gaar ah loo sameeyey oo guryaha irdahooda lagu awdo.
albaab [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
1. Irrid, albaab u yeelid. 2. Albaab furan xirid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg