Site icon Qaamuus

jawaabta

amakaag
(m.l)

1. Yaab weyn; ashqaraar. 2. amakaagid.

amakaag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)

Si aad ah u yaabid. ld amankaag².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amakaag

abyan [m.l]
1. Garasho ama dareen, wax silloon ama lala yaabo, ay dhaliyaan; amakaag; ashqaraar. 2. ld abyamid.

afkalahayn [m.dh]
Yaab aad u badan; amakaag. ld afkalahays.

amakaagid [m.f.dh]
eeg amakaag². ld amakaag¹ (2), amankaag¹, amankaagid.

amakaagsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax amankaag hayo ahaansho. ld amankaagsan.

amakaagsanaan [m.dh]
ld amakaagsanaansho, amankaagsanaan, amankaagsanaansh

amakaagsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amakaagsanaan.

amankaag [m.l]
ld amakaagid.

amankaag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
ld amakaag².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version