ammaanaysii
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iiyay, -iisay)Qof ammaano u dhiibid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanaysii ↴
maal [m.l]
1. Hanti. 2. ld maashi. (-lal, m.l) Neef irmaan oo cid la ammaanaysiiyo si uu u intifaacsado. 3. ld maalid.
maali [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iyay, -isay)
Cid neef irmaan ammaanaysiin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg