Site icon Qaamuus

jawaabta

ammaanid
(m.f.dh)

eeg ammaan³.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanid

faan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid.

lammaanid [m.dh]
ld dammiinid.

madiix [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
1. (dii.) Gagay ama hees cid aad ugu ammaanid. 2. Cod macaan oo dheguhu jeclaystaan ku dhawaaqid.

nebi-ammaanid [m.f.dh]
eeg nebi-ammaan².

ammaan [m.l]
1. Nabadgelyo. 2. Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxa iwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliya rasaasta ama hubka kale. 3. Cad kala bara kuruska geela oo sida badan ceeriinka laga cuno.

ammaan [m.dh]
Wax wanaagsan oo cid laga sheego. 2. Xoolo hadiyad ahaan loo siiyo madaxda ama boqorrada.

ammaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Wax wanaagsan cid ka sheegid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version