Site icon Qaamuus

jawaabta

amran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

1. Wax amar la siiyay ahaansho (cid). 2. La khaliifay ahaansho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh amran

amranaan [m.f.dh]
eeg amran. ld amranaansho.

amranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld amranaan.

gamran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Qof lixaad leh ahaansh.

gamranaan [m.f.dh]
ld gamranaansh.

gamranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gamranaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version