araari
(m.dh)Wadiiqo yar oo u dhexeysa laba dhisme, laba beerood, ama laba xero iwm.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh araari ↴
araare [m.l]
1. Kala joojinta iyo maslixidda dad dagaalamaya. ld araari.
asaraar [m.l]
1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.
asaraarid [m.f.dh]
eeg asaraar². ld asaraar¹.
ashqaraari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid ashqaraar ku ridid.
ashqaraarid [m.f.dh]
eeg ashqaraar². ld ashqaraar¹ (2).
ashqaraarin [m.f.dh]
eeg ashqaraari.
baraari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid baraare siin (Eebbe).
baraarid [m.f.dh]
eeg baraar4.
baraarin [m.f.dh]
eeg baraari. ld baraaris.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg