daalibid
(m.f.dh)eeg daalib².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daalibid ↴
daalib [m.l]
1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.
daalib [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax doonid ama raadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg