daallin
(m.l) (-immo/-imiin, m.dh)Qof dulmi badan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh daallin ↴
daallinnimo [m.dh]
Daallin ahaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg