faarin
(m.f.dh)eeg faari.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarin ↴
dhakafaarin [m.f.dh]
eeg dhakafaari. ld dhakafaaris¹, dheg-kafaarin, dhekafaarin, dhekafa.
dheg-kafaarin [m.dh]
ld dhakafaarin.
dhekafaarin [m.dh]
ld dhakafaarin.
goofaarin [m.dh]
ld goofaadhiyid.
faar [m.l]
Caano, dawo, rinji iwm intooda adkaata marka ay kala baxaan.
faar [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ray, -rtay)
1. (f.mg) Caano, dawo iwm bur iyo u biyo u kala bixid. 2. (f.g) ld far².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg