faarmaan
(m.l) (-nno, m.dh)Qori dheer oo xooggan oo shiraaca doonta kor ka haya, markuu furanyahay, marka kalena lagu duubo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faarmaan ↴
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg