fahan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-hmay, -hantay)Wax garasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fahan ↴
raarid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
1. Ka r.: wax meel sare ka soo daaddejin. 2. Ka r.: cid wax fahansiin.
fahamsanaan [m.f.dh]
eeg fahamsan. ld faham- sanaansho, fahansanaan, fahan- sanaansho.
fahamsii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.
fahamsiin [m.f.dh]
eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.
fahamsiis [m.l]
ld fahansiin.
fahansan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
ld fahamsan.
fahansanaan [m.dh]
ld fahamsanaan.
fahansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld fahansanaan.
fahansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iiyay)
ld fahamsii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg