Site icon Qaamuus

jawaabta

faqiirid
(m.f.dh)

eeg faqiir². ld faqiiroobid, faqrin, faqriyid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faqiirid

faqiiroobid [m.dh]
ld faqiirid.

faqrin [m.dh]
ld faqiirid.

faqriyid [m.dh]
ld faqiirid.

faqiir [m.l] (-rro/fuqaraa, m.dh)
Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.

faqiir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version