fargan
(m.l) (-nno, m.dh)1. Qori yar, farraaro leh oo labadiisa farraar isugu xiranyihiin cijir laga gamo quruurux, fud iwm; farlaash. 2. Ciyaar carruureed.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh fargan ↴
fargannax [m.l]
ld farkannax.
fargannax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
ld farkannax².
fargannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld farkannaxsan.
fargannaxsanaan [m.dh]
ld farkannax-sanaan.
fargannaxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld farkannax- sanaan.
fargannixid [m.dh]
ld farkannixid.
farkannax [m.l]
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayo. ld farakannax¹, fargannax¹.
farkannax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Dareen cabsi leh oo qofka ku dhaliya in uu wax gacmahiisa ku jira xukumi kari waayid. ld farakannax², fargannax².
farkannaxsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax farkannax hayo ahaansho. ld farakannaxsan, fargannaxsan.