faruurid
(m.f.dh)eeg faruur³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh faruurid ↴
docfaruurid [m.f.dh]
eeg docfaruur². ld gantafaruurid.
gantafaruurid [m.dh]
ld docfaruuri.
faruur [m.l]
Cirir.
faruur [m.dh] (-ro/-ryo, m.l)
1. Labada bushumood oo afka nafleyda middood. 2. (daaw.) Kala jeex faruurta sare ku sameysma iin awgeed.
faruur [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
1. Hoore (sida biyaha iwm) marin u dillaacin. 2. Bushin dillaacin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg