Site icon Qaamuus

jawaabta

gaadala-aqoon
(m.dh)

ld gadaala-aqoon. gadaala-aqoon

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaadala-aqoon

gadaala-aqoon [m.dh]
1. Aqoonta xooluhu u leeyihiin kudmada (awr). 2. Kasmo iyo aqoon u lahaasho xubnaha taranka: isutaggooda iyo sida caruurta loo dhalo ama u dhalato. ld gaadala-aqoon.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version