Site icon Qaamuus

jawaabta

gacantogaalee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-eeyay, -eysay)

1. Wax durugsan laacid. 2. Ammaano loo dhiibtay ku takrifalid (qof). 3. Hanti si tashiil la'aan ah u isticmaalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gacantogaalee

gacantogaaleyn [m.f.dh]
eeg gacantogaalee. ld gacantogaale, gacantogaaleys.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version