Site icon Qaamuus

jawaabta

gamaamud
(m.l)

ld gamaamad.

gamaamud
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

ld gamaamad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gamaamud

gamaamad [m.l]
1. Dedidda wax la qarinayo wax kale lagu dedo. 2. ld gamaamadid. ld gamaamud.

gamaamad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Wax la qarinayo dedid. ld gamaamud.

gamaamadan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
Wax la gamaamaday ahaansho. ld gamaamuda.

gamaamadnaan [m.f.dh]
eeg gamaamadan. ld gamaamadnaansho, gamaamudnaan, gamaamudnaansh.

gamaamudan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-dnaa, -dnayd)
ld gamaamada.

gamaamudid [m.dh]
ld gamaamadi.

gamaamudnaan [m.dh]
ld gamaamadnaa.

gamaamudnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld gamaamad- naa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version