gasariir
(m.dh) (-rro, m.dh)Ceeb wey.
gasariir
(m.l)1. Abaar daran. 2. Turriinsho la'aan; naxdiin la'aan. ld geseriir.
gasariir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)1. Wax abaar darani heshay ahaansho. 2. Wax aan raxmad lahayn noqosho. ld geseriir.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gasariir ↴
gasariirid [m.f.dh]
eeg gasariir². ld geseriiri.
gerseriir [m.l]
ld gasariir.
geseriir [m.l]
ld gasariir.
geseriir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld gasariir.
geseriirid [m.dh]
ld gasariiri.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg