gashaan
(m.l) (-nno, m.dh)Nin, naag uusan qabin ula dhaqmo sida ooridiisii.
gashaan
(m.dh)1. Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda. 2. ld gashaant.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gashaan ↴
gashaanti [m.dh] (-iyo, m.l)
Gabar da'ahaan u bisil aqalgal ama aroos. ld gashaan² (2).
gashaantinnimo [m.dh]
Gashaanti ahaansh.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg