Site icon Qaamuus

jawaabta

gaso
(m.dh) (-ooyin, m.l)

1. Raarta xerada xoolaha. 2. Xera xoolad. 3. Meel siman, dhir badan leh, biyabaxo ah oo buuro u dho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gaso

gasaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax gaso la geliyay ahaansho (xoolo.

gasayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Xoolo gaso ku xaraysash.

gasee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -sesay)
Xoolo gaso geli.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version