gawaanraaci
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)1. Xoolo badan didin. 2. Wax dhumi.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gawaanraaci ↴
gawaanraac [m.l]
1. Cararidda xoolo badani cararaan iyaga oo baydadaya. 2. Lumidda xoolo badani lumaan. ld gawaanraaci.
gawaanraacid [m.f.dh]
eeg gawaanraac². ld gawaanraac.
gawaanraacin [m.f.dh]
eeg gawaanraaci. ld gawaanraaci.
gawaanraacis [m.l]
ld gawaanraaci.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg