Site icon Qaamuus

jawaabta

geelee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)

Lo'subax maali.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geelee

geeleeyo [m.dh]
ld geeley.

geeleyn [m.f.dh]
eeg geelee. ld geeleey.

margeelee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Xilligii uu dhalay xilligiisa kale rimid (sac).

geel [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective] (-lal, m.dh)
Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaa.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version