Site icon Qaamuus

jawaabta

gefso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Neef curad ah muddo rimi waayi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gefso

gefsasho [m.f.dh]
eeg gefso. ld gefsad, gefs.

gef [m.l]
ld gaf.

gef [m.l] (-faf/-fef, m.l)
1. (fiis.) Cabbiraadda ama qiyaasta aan la hubin ee xaddi. Tusaale ahaan, kulbeeg meerkari ah badanaaba waxa suurtaggal ah in heerkulka laga akhriyo darajada ugu dhow.. (xis.) Marka laga hadlayo saafid tireed gefafku waa laba nooc: a) g. duubid: jawab tireed aan sugnayn ee ku soo baxda xisaabinta; b) Gefaf la jare ah: waxa ay la xiriiraan xadad lagama maarmaan ah ee ku jira sugnida see.

gef [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-fay, -ftay)
ld gaf.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version