geyre
(m.l)1. Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga. 2. Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab- nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badd.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh geyre ↴
gey [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-yay, -yday; -yi)
Guur u qalmi.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg