Site icon Qaamuus

jawaabta

giis
(m.l)

1. Cod gaaban oo lagu heeso ama lagu gabyo. 2. Maanso; guluuluc. 3. ld giisi.

giis
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-say, -stay)

Cod gaaban ku heesid; guluuluci.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giis

giisid [m.f.dh]
eeg giis². ld giis¹ (3.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version