Site icon Qaamuus

jawaabta

giraansan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax qaab wareegsan leh noqosh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh giraansan

giraansanaan [m.f.dh]
eeg giraansan. ld giraansanaansh.

giraansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld giraansanaa.

iskudhis-giraansan [m.l] (-syo ..., m.dh)
(kiim.) Molikuyuul atammadiisu yihiin qool xiran, sida bensiin ama saykaloohegsayn. Marka laba giraamood u xiriirsamaan hab ay wadaagaan laba atam, waxa ay noqdaan giraan dhalaashan. Naaftaliin waxa ay tusaale u tahay iskudhis giraan dhalaashan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version