Site icon Qaamuus

jawaabta

goco
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-cday/-coday, -catay/-cotay)

Dhacdo lahan-reeb ah dib u xusuusasho; tebid; garwaaqsash.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh goco

anguugyo [m.dh]
Dareen murugo gocosho ku dheehan tahay leh. ld anguubyo.

daanguur [m.dh]
Shimbir yar, bay ah, koox-koox u socota oo qodata gocosada iyo abuurka duugan.

gaxandho [m.dh]
Geed nagaar faalala, xooluhu cunaan, dhalo miro qodax leh oo markay qallalaan muda dadka iyo xoolaha. ld gacandho, gocondh.

gocasho [m.f.dh]
eeg goco. ld gocad, gocosh.

gocondho [m.dh]
ld gaxandh.

gocoorre [m.l]
Nooc kalluunka badda ka mid a.

gocor [m.l]
Qof aan waxtar ahay.

gocosho [m.dh]
ld gocash.

gocoso [m.dh]
Bari yar oo dhulka laga qoto oo geedka xaynxayndhadu dhalo oo la cun.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version