Site icon Qaamuus

jawaabta

gube
(m.l)

1. Maddane. 2. ld guube.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gube

boog-calooleed [m.dh] (-dyo, m.l)
(daaw.) Boog ku sameysmata caloosha waxaana keena aasidhka oo gubeysa caloosha. Aasidhka caloosha ma bato. Astaamaha: matag iyo xanuun caloosha cunnada kaddib, waxaa iman kara dhiigbax iyo waxa kaloo dhici kara kala xirin caloosha iyo xidmaha markii nabarku buskoodo.

gacnagube [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Geed faalala oo geedaha kale isku maro, leh laamo caleemo leh, oo dhecaankiisu jirka guba.

guube [m.l]
Xuub weyn xab ka buuxo oo ka soo horreeya ilmaha dhalashadiisa (geel). ld gube.

xilagube [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Nin ooridiisa u daran.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version