halmaan
(m.l)1. Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray. 2. ld halmaamid.
halmaan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Wax illoobid. ld hilmaan².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halmaan ↴
carrabbaab [m.l]
Gefka carrabka; halmaan. ld carrabbow¹.
dhalmaanyo [m.dh]
ld dhilmaanyo.
halmaamid [m.f.dh]
eeg halmaan². ld halmaan¹, hilmaamid, hilmaan¹.
halmaansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
Qof wax illoowsiin. ld hilmaansii.
halmaansiin [m.f.dh]
eeg halmaansii. ld halmaansiis, hilmaansiin.
halmaansiis [m.l]
ld halmaansiin.
hilmaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aamay, -aantay; -aami)
ld halmaan².
hilmaansii [Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld halmaansii.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg