harjadid
(m.f.dh)eeg harjad². ld harjad¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harjadid ↴
harjad [m.l]
1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.
harjad [m.l]
1. H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso. 2. H. ah: qof mintid ah. 3. ld harjadid.
harjad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
1. Qof sakaraad hayo rafasho. 2. Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg