Site icon Qaamuus

jawaabta

harrar
(m.l) (-rro, m.dh)

Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar¹.

harrar
(m.dh)

1. Derin guryaha lagu dedo. 2. Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh harrar

unko [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-kaday, -katay)
Weel toliddiisa ama caw, harrar iwm falkintooda billaabid.

dhexkatuur [m.dh]
Derin, harrar iwm oo aqal soomaaliga dusha laga saaro.

harar [m.l]
ld harrar¹.

harar [m.dh]
ld harrar².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version