Site icon Qaamuus

jawaabta

haydaar
(m.l)

eeg haydaaro. haydaaree

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaar

haydaarayn [m.f.dh]
eeg haydaaree. ld haydaarays.

haydaarays [m.l]
ld haydaarayn.

haydaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Cid haydaaro u gaysasho.

haydaaro [m.dh]
1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

haydaarto [m.dh]
ld haydaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version