heensee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2)Faras heense saarid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heensee ↴
gaaddaxir [m.l]
Waxyaabaha lagu qurxiyo fardaha marka la heenseeyo.
heensayn [m.f.dh]
eeg heensee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg